DEG DEG: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo bilaabatay

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa hadda ka bilaabatay Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug.

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 mudane  ayaa badankood xaadir ah.

Saddexda Musharax ee kala ah Axmed Ducaalle Xaaf, Axmed Cali Hilowle iyo Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ayaa u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug.

Codeynta ayaa hadda Socota.

kala soco Risaala.net