Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay tiradii ugu dambeysay ee uu haleelay cudurka Karoonaha oo Soomaaliya oo kasii baahaya.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1031
o Laga Helay: 125
o Somaliland: 62
o Puntland: 32
o Banadir: 20
o Jubbaland: 9
o Galmudug: 2
o Lab: 71
o Dhedig: 54
o Dhimasho: 11 (Somliland:9, Puntland:2)
o Bogsashada: 50
Tirada Guud ee Laga Helay: 11,908
Bogsashada Guud: 5,017
Dhimashada Guud: 568



