Daawo Sawirada Dowladda Soomaaliya Maxay qabatay todobaadkaan ?

Madaxweynaha oo Xariga ka Jaray Wadada Wadnaha ee Muqdisho,

Soomaaliya oo saxiixday Cahdiga Ururka Mideeya Wadamada dhaca Badweynta Hindiya,

Madaxweynaha oo xariga ka jaray dhismaha Wasaarada Maaliyada,

 Haween Booliis ah oo la dalacsiiyey iyo Waaxda Ka Hortaga Tacadiyada Dumarka oo la aasaasay,

Maxkamada Ciidanka oo xukun dil ah ku riday askari

Mashruuc Wacyigelin ah oo lagu daahfuray Degmooyinka G/Banaadir iyo Madaxweynaha oo dhiirigeliyey Dhalinta Farsamada Gacanta Barta.

weekly12 weekly11 weekly10 weekly7 weekly3 weekly2 weekly15 weekly13