Xaalad biyo La’aan ah ayaa heysata dadka ku nool deegaanka Mabaax oo kamid ah deegaanadii laga saaray Alshabab ee gobolka Hiiraan kamid ah.
Biyo La’aanta ah ayaa timid kaddib markii ceelbiyoodka deegaanka Mabaax aay Qarax ku bur-buriyeen Alshabaab waxaana dadka degaankaas ay ka dalbadeen dowlad goboleedka Hirshabelle & dowladda Fedaraalka Soomaaliya in laga caawiyo dayactirka ceelka Mabaax si dadka iyo duunyada biyaha ay cabaan.
Biyo la,aanta ka jirta degaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa saameeyn ku yeelatay Dadla & duunyada ku nool degaankaas.



