Madaxweyne Daba-Geed oo u jawaabay Cali Jeyte

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa u jawaabay guddoomiye Cali Jeyte oo hore u sheegay inay dagaalka Alshabaab ee gobalka Hiiraan  ku wareejiyeen madaxwetnaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Beledweyne tagay.

  1. Cali Jeyte ayaa sheegaybinay quus ka joogaan dagaalka Alshabaab oo lagu fiirsaday siduu tilmaamay ayna ahaayeen kuwi bilaabay kacdoonka ka dhanka ah Aldhabaab.

https://fb.watch/kqUwkUAASL/?mibextid=afzh1R