DHAGEYSO: Kenya iyo Jubbaland oo ka wada hadlaya dhibaatada ciidamada Kenya ay ka geysteen gobolka Gedo

Xiisada udhaxeysa dowlada Soomaaliya iyo kenya waa mid soo bilaabatay 2sano ka hor, waxeyna arinka uga weyn uu yahay bada ay dowladda soomaaliya ay go,aankeeda gacanta ugelisay maxkamada caalamiga ah ee ICJ.

kenya waxa ay sheegtaa in soomaaliya oo dalalka kale ay diideen in ay gabaad siiyaan ay iyadu dusha saaratay dad badan oo nolol xumo u dhiman lahaa iyo kuwo kale oo lasoo deristay xaalad amni daro.

Marka laga tago dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha qaxootiga kenya, waxaa jira ganacsato Soomaaliyeed oo ganacsiyo waaweyn ku leh gudaha kenya kuwaasi oo dalkaasi kunoolaa tan iyo burburkii.

Hadaba Warbixin ku saabsan xiriirka labadal iyo caqabaddaha taagan warbixin ka hadleysa waxaa noo diyaariyay Aweys Bashiir.