Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu taliye ku xigeenka Ciidamada Daraawiishta maamulkaasi u Magacaabay Cabdullahi Aadan Sangar.
Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in,kadib baahi loo qabay in la buuxiyo jagada ama xilka taliye ku xigeenka Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed uu xilkaasi Magacaabay.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabiista




