Wafdi ka socda Dowlada Somalia oo shir uga qeyb galay Geneva

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka oo halkaa maanta ka furmay.

In ka badan 5,000 oo wakiillo oo ay ku jiraan 40 madaxda dowladaha ayaa sidoo kale shirka ka qeygalaya, kaas oo ku soo aadday sannad-guurradii boqollaad ee hey’adda shaqaalaha adduunka.

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya, Sadiiq Warfaa ayaa muddada uu shirka socdo waxaa uu  ka jeedin doonaa khudbad uu diiradda ku saarayo shaqo la’aanta ka jirta dalka , sidii dalka looga hirgelin lahaa nidaam shaqooyin u abuuraya muwaadiniinta iyo shaqo abuuro loo helo dhallinyarada Soomaaliyeed.

Wasiir, Sadiiq ayaa sidoo kale dedaal ugu jira sidii ay Soomaaliya dib ugu soo ceshan lahayd xubnimada ururka shaqaalaha adduunka loogana cafin lahaa deyn lagu leeyahay dalka muddo dheer taas oo ah dhaqaalo ay ururka ku taageeran sannad walba dowladaha xubnaha ka ah, waxaa kalo uu kulan doceedyo la qaadan doonaa madaxda dalalka caalamka iyo wakiillada kale ee shirka ka qeybgalaya.

Shir weynaha shaqada caalamka ee maanta Geneva ka furmay ayaa socon doona illaa 21-da bishan

Offer 70-461 Real Demo For Microsoft SQL Server 2012

Painter morning thump fell to his knees, but also rushed Microsoft 70-461 Real Demo to kowtow and shouting injustice. Wenqing busy playing court And Zhongcheng Mo angry, had adults also Microsoft SQL Server 2012 70-461 eliminate anger. Slightly higher holding a fist said humble obeisance Su Shun, Imperial first four products with knife guards, Microsoft 70-461 Real Demo accompanied by the Microsoft 70-461 Real Demo accompanying adults into Shu Microsoft 70-461 Real Demo poor, Microsoft 70-461 Real Demo but with adults to send is. In the future, there 70-461 Real Demo will be difficulties and difficulties for the country.I am aware of the Daxing emperor among the news, so anxious to think of a useful force to force decadent decadent. Where is your grown ups, you are the Querying Microsoft SQL Server 2012 old Shuji Ji expired bulk Museum, the Department of the Ministry have to be introduced sooner or later.

Old, the melon is ripe. Why don t you kill the melon And Microsoft 70-461 Real Demo not to panic even some contempt, and began to use the tone of the tone of negotiations to Microsoft 70-461 Real Demo talk indiscreetly. Then he was a little 70-461 Real Demo discouraged and shook his head. Originally, I wanted to make only a small basket, and now I will extend it to the big basket. The danger of Jianghuai today is not as good as that of the sword court the violence of the old man is too much for the roots the trouble of the Microsoft 70-461 Real Demo Wu people is more than that of the Bayu The strength of the troops, in Querying Microsoft SQL Server 2012 the past not at this time, but also to block the soldiers, so that the world is trapped in Microsoft SQL Server 2012 70-461 the levy, experience the ups and downs, can not be long term. Ming Yu was full of pride and ambition, and was ruthlessly crushed by his mother.

But the formulation of the question is not the same.A question, your question is Small celery son uncontrollable blurted Microsoft 70-461 Real Demo out, that woman, there is that man, how Microsoft SQL Server 2012 70-461 is not Microsoft 70-461 Real Demo a rogue, the government for the sake of not sweeping the yellow Her voice with a trace of anger. At the time, we were all three of you talking to you on both sides of everything. 1 leader formally for reporting on his work.Although he was still in a diner, he was still 70-461 Real Demo Querying Microsoft SQL Server 2012 Microsoft 70-461 Real Demo in a dilemma about his difficulties.