Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya qyeb ahaan dhaqaalaha ku baxaya doorashada ay ka helayaan Musharixii nta inta kalena laga sugayo Beesha Caalamka.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhaqaalo farabadan ay ku baxayaan doorashada Soomaaliya loona baahan yahay in la heo dhaqaalahaas si ay doorashooyinka u qabsoomaan.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan & Wariye Maxamed Abuukar Dabaashe.



