Daawo:- Ciidamada Dowladda oo ishor-istaag ku sameeyay shacab doonayay in ay dukadaan Salaada Ciida

Boqolaal Shacab ah oo doonayay inay Maanta Salaada Ciida ku dukadaan Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa Maanta ishor-istag ku sameeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ayaa  mararka qaar dadka doonayay inay galaan Masaajidka ku ridayay rasaas, halka qaarkood Qorayga Baadkiisa lala dhacay, waxaana dadka qaarkood oo darbiga ka booday ay Salaada Ciida ku dukadeen Barxada Masjidka.

Halkan ka Daawada Wariyaheena Cali Xasan Cali oo Goobjoog ahaa Warbixintaana ka diyaariyay