Zinedine Zidane ayaa u sheegay Real Madrid inay isaga tanaasusho xiisaha dheeraaday ee ay u qabto David De Gea.
Si waliba, talladan ka dhanka ah De Gea ee uu Zizu u jeediyay madaxda Real Madrid ayaan weli go’aan laga gaarin, laakiin marka la eego sida ay Man United ugu dheggan tahay shabaq-ilalaliyahan reer Spain ayaa waxaa dhici karta in Los Blancos ay beddesho hadafkeeda,yana aaminto Navas.
