Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Zidane oo ka saaray kulanka caawa Valencia Luka Modric

Zinedine Zidane ayaa nasin doona  ciyaaryahanka khadka dhexe ee Luka Modric kulanka Real Madrid eay wajaheyso Valencia.

xiddiga Croatian ma ciyaari doono kulankan sababo la xiriira cabsi laga qabo inuu siyado xanuun yar oo uu dareemayo sida uu xaqijiyay macalin Zidane.

Modric ayaa wuxuu ciyaari doonaa kulanka Deportivo la Coruna maalintii ugu danbeysa xilli ciyaareedka, laakiin finalka Champions League ayuu diyaar unoqon doona sitaas qatar u gelin ayaana caawa la nasin doonaa.

Modric, Keylor Navas, Gareth Bale iyo Dani Carvajal ayaa dhamaan seegi doona kulanka La Liga ee caawa Santiago Bernabeu Estadio iku wajaheyso Valencia.

Exit mobile version