Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Xukuumadda Soomaaliya oo baaq ka soo saartay dagaallo ka dhacay gobolada dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qayb ka mid ah gobolada dalka.

 

Exit mobile version