Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Xubin ka tirsan Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dawlada

Xubin ka tirsan Alshabaab  oo lagu bmagacaabo Cabdi Maxamed Caraaye oo Magaca Alshabaab looga yaqaano uu yahay (C/rashiid) ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Buula -Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ninkan  ayaa muddo 14 sano ah ka mid ahaa Alshabaab wuxuu u qaabilsanaa Gobolka Shabeellada hoose.

Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in  bilihii la soo dhaafay ay isasa soo dhibeen xubno badan oo ka tirsan Alshabaab .

Exit mobile version