Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Xisbiyada Mucaaradka ah oo ka hadlay Xaalada dalka

Isbaheysiyada Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa War saxaafadeed ay soo saareen uga hadlay qodobo ay ka mid yihiin shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ,arimaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, cabashooyinka beelaha kasoo jeeda Somaliland.

WAR-SAXAAFADEED-ISBAHEYSIGA-XISBIYADA

Exit mobile version