in kabadan 42 xilidhibaan ayaa mooshin u gudbiyay gudoonka Baarlamanka kasoo ku aadan in la hakiyo shirka maamul u sameynta Hiiran iyo Shabelaha dhexe.
Xilidhibaanadaan ayaa sheegay in qaabka uu socdo shirka aysan ahayn mid haboon islamarkaana waxay sheegeen in qaar ka mid ah beelaha Hiiraan ay shirka ka maqanyihiin.
Mudanayaashaan ayaa sheegay in loo baahanyahay in la hakiyo shirka iyo ilaa iyo amar dambe.
