Xildhibaankii lagu Celiyay Galmudug oo maanta doorashadiisa lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa kusoo baxay Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud oo helay 50 cod.
Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud ayaa ka guuleystay Sakariye Maxamed Cosoble.
Xildhibaanka Maanta la doortay ayaa horay Guddiga Xalinta Khilaafaadka ay u diideen doorashadiisa.
Shantii kursiga ee dib loogu celiyay Maamul Goboleedyada ayaa waxaa kusoo baxaya Xubnihii horay loo diiday doorashadooda.
