Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Xiisad ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Sanaag

Xiisadaas ayaa saakay waxaa ay ka taagan tahay deegaano hoostaga Magalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag,waxaana ay u dhaxeysaa ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland iyo dadka deegaanka Damalla-xarage.

Xiisadaas ayaa ka dambeeysay, kadib markii qaar ka mid ah Shacbaka ku nool deegaanka Damalla-xarage ay Calanka Soomaaliya ka taageen deegaankaas, hayeeshee taasi ay keentay inay Ciidamada Soomaaliland ka caroodaan,isla markaana rasaas ay fureen uu ku dhaawacmay hal ruux.

Wararka aan saakay ka heleyno deegaanka Damalla-xarage ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay ay Ciidamada Millateriga Soomaaliland wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan, iyada oo weli ganacsiga iyo isku-socodka dadka iyo deegaanka aan weli la furin.

Dadka deegaanka Damalla-xarage qaarkood ayaa shalay ka carooday rasaastii ay ku fureen Ciidamada Soomaaliland,waxaana taasi ay keentay in Soomalailand ay Ciidamo horleh geyso deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.

Deegaanada Yubbe iyo Damalla-Xarage ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Soomaaliland,waxaana Ciidamadaas ay tira ka dhowr jeer isku-dhacyo ay dhexmareen Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliland.

Xiisada u dhaxeysa Soomaaliland iyo Puntland oo horay uga taagneyd deegaano ka tirsan Gobolka Sool ayaa haatan u soo wareegtay gobolka Sanaag,waxaana dhawaan kulamo Magalada Badhan ku dhexmaray Wasiirka Amniga Puntland iyo Odayaasha Dhaqanka ay uga hadleen sidii Puntland ula soo wareegi laheyd deegaanda ka maqan ee Gobolada Sool iyo Sanaag.

Microsoft 74-343 PDF Exams On Our Store

In the morning, 74-343 PDF Exams Managing Projects with Microsoft Project 2013 in the sound of firecrackers, Zheng Microsoft Project 74-343 Li was received by the old Weitou Microsoft 74-343 PDF Exams family. There is nothing wrong with this Feng Erzi s long sigh of Microsoft Project 74-343 PDF Exams relief Yes, it s gone, it s all gone You really Is it okay You strolled outside all day, the mood should Microsoft 74-343 PDF Exams be good, right, why are you still thinking about these unhappy things In the past, it has really passed. Although Lu Song has many brothers, most of these brothers are not eaten by Lu Song, and most of them have formal jobs.

http://www.examscert.com/74-343.html He Microsoft 74-343 PDF Exams only values 74-343 PDF Exams Microsoft 74-343 PDF Exams the latter one.Students Microsoft Project 74-343 such a major issue of boys and girls, but also set aside aside the Managing Projects with Microsoft Project 2013 side of in depth Microsoft 74-343 PDF Exams study, they are working together to verify the authenticity of the phrase. Show sister Microsoft 74-343 PDF Exams is very busy, a person running outside, it seems to be the most important thing to do, the phone, but also referred to lawyers, notarized or something. Our country s rules, do not worship the world do not worship their parents, there is no good end, to be retribution.

74-343 PDF Exams I didn Microsoft Project 74-343 t lie. Me Bobby, I am so happy for you, but I think the double bedroom will not suit us. She invited her on the plane Do it with me. She wore a dress from a second hand shop and wore ballet Microsoft 74-343 PDF Exams 74-343 PDF Exams shoes. He Managing Projects with Microsoft Project 2013 moved closer to me, I Microsoft 74-343 PDF Exams I thought he was going to kiss my cheek, so the body leaned forward to match him.

Exit mobile version