XAQIIQDA DAHSOON:-Ififaalo muujinaya Dagaalka Saddexaad ee Adduunka
admin
Waa Barnaamij aan idin kugu soo gudbin doono barteena Youtube si Todobaadle ah, waxaana uga hadleynaa dhacdooyinka ka taagan Soomaaliiya iyo Caalamkaba.
Waxaan Barnaamijka maanta uga hadleynaa Ififaalo muujinaya Dagaalka Saddexaad ee Adduunka.