War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay Dhuusamareeb.
Xaaf oo cambaareeyay Xildhibaanadii looga dhawaaqay Dhuusamareeb

