Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Azerbaijan Yalchin Refiyev

Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tisan wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya.

Socdaalkan Wafdigan ayaa ka dambeeyay safaro is daba joog ah oo Madaxda Soomaalida ku tegaan dalkaasi.

Wafdigan ayaa waxaa ay wadahadal la yeelan doonaan Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Exit mobile version