Ku Biiritaanka Higuain Ee Kooxda Chelsea waxa ay Rikoor hor leh u sameensay kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid Waxa uuna Noqday Xidigii 14-aad ee soo wada mara labada kooxood.
Liiska Ciyaartooyda soo wada Maray Real Madrid Iyo Chelsea:
- Geremi
2. Makelélé
3. Panucci
4. Diarra
5. Anelka
6. Robben
7 .Essien
8. Carvalho
9 .Eto’o
10 .Alonso
11 .Morata
12. Kovacic
13. Courtois
14. Higuaín

