Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Colaada gobolka Galgaduud

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda  ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya  iyo Maamulka Galmudug fartay in laga hortago shaqaaqooyinka iyo xasaradaha soo cusboonaaday.

 

 

Exit mobile version