Site icon Radio Risaala: Somali News Online

WARBIXIN: Muxuu salka ku hayaa is faham darada DF iyo M/Goboleedyada ?

Muqdisho-RisaalaFM- Bartamihii sanadkan ayuu ahaa markii Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay cadeysay mowqifkeeda ugu aadan khilaaf markaasi soo shaac baxay oo u dhaxeeyay wadamada Khaliijka qaarkood oo xiriirka u jaray wadanka Qadar oo ka mid ah Khaliijka.

Warbixintan waxaa ka diyaariyay Wariyaha Risaala Maxamed Cabdi Cali.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/Warbixin-Mo-1.mp3?_=1
Exit mobile version