Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay Hoteelka Xayaat ee ku yaalla aagga KM4 ee Muqdisho .
Weerarka ayaa ku bilowday Qaraxyo.
Waxaa hadda socta rasaas ay adeegsanayaan Ciidamada dowladda iyo kooxda soo qaaday Weerarka.