Xaalad aan caga badan ku taagnayn oo laga dareemayo magaalada Laascaanood & Dagaal laga cabsi qabo inuu mar kale ka qarxo halkaasi oo ay weli isku hor-fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.
Shalay Taliska Millateriga Somaliland wuxuu ku dhawaaqay inay iyaga weeraro qaadi doonaan, iskana celin doonaan kooxo argagaxiso ah oo kusoo duulay iyo Ciidamada Puntland.

