Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Waa Siddee Xaaladda Caafimaad ee dhaawacyadda Qaraxyadii Muqdisho?

Waxaa soo hagaageysa xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo weerarkii saacadaha badan qaatay ee kadhacay hotelada Hilaac Uk , Maka Al-Mukarama iyo Guri labdaasi hotel ka ag dhaw .

Isbitaalada Madiina iyo Ex digfeer ayaa waxaa jiifa dad farabadan kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Wariye Cali Xasan ayaa booqday Isbitaallada Muqdisho,islamarkaana nooga diyaariyay Warbixintaan:

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/03/Warbixin-Cali-Xasan-Dhaawacyada.mp3?_=1
Exit mobile version