Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO: Sida ay u dhacday doorashadda Madaxweynaha Puntland

Hoolka ay ka socotay doorashadda Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani  oo maanta ay doorteen xildhibaanada baarlamanka maamulka Puntland.

Exit mobile version