Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 69 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 997 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
09 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya
> Laga Helay: 69
> Benadir: 39
> Somaliland: 11
> Koonfur Galbeed: 8
> Puntland: 8
> Hirshabelle: 2
> Galmudug: 1
> Lab: 48
> Dhedig: 21
> Bogsasho: 4
> Dhimasho: 4
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 997
> Bogsashada Guud: 110
> Dhimashada Guud: 48

