Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Taliye Cabdiwaaxid oo shaqo joojin lagu Sameeyay

Maamulka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulaahi Warsame ka dib markii la sheegay in gaadiid Xamuul ah oo ku xanibnaa Waqooyiga Gaalkacyo uu usoo gudbiyay dhanka Galmudug.

Exit mobile version