Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Taliska Ciidanka Booliska oo Amray in laga guuro Dhul Dad shacab ah ay degan yihiin

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa warqad ogaysiis ah oo uu saaray ku wargaliyey “ dadka deggan dhulka dabdamiska Ciidanka Boliiska ee ka soo horjeeda  6-biyaano in la baneeyo dhulkaas”.

Sidoo kale Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa u  qabtay muddo laba bilood ah in ay uga guuraan, waxaana lagu sheegay ogaysiiska in ciddii amarkaas u hogaansami wayda la hor gaynayo “sharciga si tilaabo sharciga waafaqsan looga qaado.

 

 

Exit mobile version