Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Soomaaliya oo laga xusayo Maalinta Qaxootiga Aduunka

Maanta oo Taariikhdu ku began tahay 20 Bisha June waxaana Maanta oo kale Dunida laga xusaa Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxana dalalka laga xusayo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta lagu qabto Munaasabado lagu xusayo Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxaana ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabadda inta ay socoto ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dhibaatooyinka xilligaan heysta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Dibadiisa iyo sida ay uga gudbi karaan.

Qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu qabto munaasabada Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxaana ka qeyb geli doona mas’uuliyiin ka socda Dowlad Goboleedyada.

Soomaaliya ayaa kaalmaha hore waxaa ay kaga jirtaa dadyoowga ugu badan Ee Qaxootiga ah,waxaana Soomaali farabadan oo ka qaxay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ay ku sugan yihiin daafaha Caalamka haba ugu badnaatee wadamada deriska ah.

Xerooyinka ay qaxootiga ugu badan ee Soomaaliyeed ay ku nool yihiin ayaa waxaa ka mid ah ah Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya,iyada oo dowladda Kenya horaantii sanadkaan ay sheegtay in Bisha Agoosto ee isla sanadkaan ay xireyso xeradaas.

Experts Revised RedHat EX200 Free Demo

We RHCSA EX200 have a thousand, flies year Compellingly answer, no, there is still a lot of money. Chen Yi Long Fortunately, well versed RedHat EX200 Free Demo in the unspoken rules of official trading, before leaving with a card, traveled the world are not afraid, only twenty thousand, he would RedHat EX200 Free Demo be too few Ministers take the sending out of the organization, the old Zhen, I am waiting for EX200 Free Demo you treat, and not stingy. Yang Zhigang out of RedHat EX200 Free Demo their own professional habits, like every dedicated painter, the people and things they see Red Hat Certified System Administrator – RHCSA are all regarded as RedHat EX200 Free Demo aesthetic objects, he identified each other as a painting of the natural model, and as aurum fire triggered His inspiration.

Finally, she found Shang Changsheng, who was also RedHat EX200 Free Demo attending a seat in the RedHat EX200 Free Demo first few rows. At present, the working capital in the factory is very tight. It is impossible to rely on a few people Red Hat Certified System Administrator – RHCSA to pick EX200 Free Demo a few buckets RHCSA EX200 of water. Small Changsheng threw down the chopsticks and flew over. Sometimes he When RedHat EX200 Free Demo she EX200 Free Demo was suffocated in the institution, she always took her to the side, confided to her, listened to her quietly persuasion, and at the same time, she obtained spiritual peace and physical satisfaction.

He then a touch of phrase You all go out.Brigade members are startled.Go out.He said lightly, I ll Red Hat Certified System Administrator – RHCSA be alone RHCSA EX200 with him. The brothers covered with mud, but did not let up but also in accordance with the officers and men s password for some of the test EX200 Free Demo roll and roll back rolling into the mud. Also say that in the company of the Flech of Finland, all that mess.Memories RedHat EX200 Free Demo are like this, can not wait to pull down anything, but it is impossible ah Because, the rest of my time there is only so much. EX200 Free Demo Salty.She frowned when I was really regrettable how this got, a small shadow on a night night shift just wake up for a while how do I know RedHat EX200 Free Demo why I come ah Oh, I really regret it Xiaoying lips pouted a bit, puzzled in his sleep Xiao Zhuang I can not speak.

Exit mobile version