Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Soomaaliya oo laga qaaday cunaqabataynta hubka oo saarneed in ka badan 30 sano

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, codeyn loo qaaday ayaa 14 xubnood oo ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u codeeyay. Cunaqabataynta ayaa dalkeena la saaray kadib dagaalkii sokeeyey uu bilowday bishii Janaayo 1992.

Madaxda dalka soo maray ayaa olole badan ugu jiray in dalk laga qaado cunaqabataynta hubka.

Exit mobile version