Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Somaliland oo soo dhaweyn heer sare ah ka heshay Masar

Wafti balaadhan oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Liibaan yuusuf cusman ayaa safar shaqo ku tagay dalka masar

Waxaana qaabilay dhigiisa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Masar MR Xamdi Loza.

Weftigu waxay kulan balaadhan la qaateen xubno sare oo ka tirsan dawlada masar oo ay ka mid yihiin.

Waxaana la wada sexeexi doona heshiis is afgarad (MOU) inta weftigu ay ku sugan yihiin masar

 

Exit mobile version