Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Somaliland oo mamnuucday Suuqa Forex

Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka mamnuucay guud ahaan deegaannada Somaliland shirkadaha waayadan dambe soo baxayay ee sheega inay ku shaqeeyaan sarifka lacagaha qalaad ee Forex.

Exit mobile version