Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa War kasoo baxay lagu sheegay in dib loo dhigay Shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee loo balansanaa Maalinta Berito ah.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxda Dowlad Goboleedyada qaarkood ay ka cudur daarteen ka qeyb galka Shirka waqtiga loo qabtay.

