Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRRO: Waxyaabihii waa weyn ee uu qabtay R.W Dr Abiy Axmed 100 maalmood ee uu xilka hayay

Isbadalo waaweyn ayaa ka socda dalka Itoobiya tan iyo markii uu xilka la wareegay Ra’isulwasaare Abiy Axmed 100 maalmood ka hor.

Haddaba waxa aan halkan idinkula wadaagaynaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee u qabsoomay Ra’isulwasaaraha iyo tallaabooyinkii uu qaada

2 Abriil 2018,

Abiy Axmed waxaa loo dhaariyey ra'iisul wasaaraha Itoobiya

Abiy Axmed wuxuu hor yimid baarlamaanka, waxaana loo dhaariyey inuu noqdo ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda dimoqaraadiga ee federaalka Itoobiya, todobaad ka dib markii loo doortay guddoomiyenimada xisbul-xaakimlka EPRDF. Khudbadiisii ugu horreysay ee 36ka daqiiqo socotay ayuu ku codsaday midnimo, wuxuuna tilmaamay isbeddello uu qaadi doono.

Exit mobile version