Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubaland .

Madaxweynaha iyo wafidga uu hogaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiiro iyo xildhibaano ayaa kismaayo u tagay ka qaybgalka Shirka madasha wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa si weyn waxaa ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda.

 

Exit mobile version