Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo xariga jaray Mashaariic laga hirgaliyay Hobyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa goor dhow ka soo dagay garoonka Diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay  Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hobyo iyo qeybaha bulshada ee Hobyo.

Shacabka Reer Hobyo ayaa caleemo qoyan ku dhaweyay wafdiga kuwaasoo ka qeyb galaya furitaanka wajiga 1aad ee Mashruuca GOB.

Madaxda hadda gaartay Hobyo ayaa  xariga ka jaray aargada Cusub ee Magaalada loo dhisay.

Exit mobile version