Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Bardaale

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Sababta uu u tagay ayaa ah qiimeynta Xaalada dadka ay saameeyeen daadadka ee ku sugan degmada Bardaale.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa Bardaale waxaa kaga sii horreeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed.

Exit mobile version