Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO:-Shirka dhammeystirka Maamulka Hawada Soomaaliya oo la soo geba-gabeeyay

Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka iyo maareeynta shaqaalaha.

Shirkan oo socday muddo Afar Cisho ah ayaa looga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, dedaalkii loo galay in ay Soomaaliya la soo wareegto Hawadeeda iyo dhammaystirka wixii haray.

Sii hayaha, Maareeyaha hay’adda duulista Hawada Rayidka Soomaaliya,Axmed Macallin Xasan, ayaa sheegay in tallaabadan ay soo jiitamaysay muddo dheer, laguna bixiyay juhdi fara badan tan iyo markii ay maamulka Hawada si toos ah ula soo wareegtay Soomaaliya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed C/llahi Salaad (Oomaar), ayaa sheegay in shirka ay la yeesheen hay’adda  ICAO uu geba-gebo u ahaa, dhammeys tirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya, ee ay ugu dambeysay wareejinta shaqaalaha oo haatan la saxiixay.

Qodobbada shirkanTaariikhiga ah waxaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u saxiixay,Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar).

Dhanka ICAO waxaa hoggaaminayay una saxiixay Agaasimaha hay’adda ICAO Technical Cooperation Bureau Mr;Jorge Vargas, ICAO reginal office Director Mr; Kashambo, ICAO Air Navigation Bureau iyo madax kale oo ka socotay xarunteeda dhexe oo ee Canada.

Shirka Dowlada iyo ICAO waxa uu gabo-gabo u ahaa dhamaystirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya oo ay ugu dambeeysay wareejinta shaqaalaha ee Maanta la kala saxiixday .

Shaqaalaha ka shaqaynayay xarunta maamulka Hawada Soomaaliya waxay 31/7/2019 ku wareegayaan Dowlada Soomaaliya, iyadoo shaqaalaha Ajaaniibta ah ay tiradoodu hoos u dhacaysay tan iyo markii ay Dowladdu billoawday soo wareejinta maamulka Hawada.

Waxanay tiradii ugu badnayd Dowladda Soomaaliya ruqsaysay 31/7/2019, iyadoo boosaska ay banneeyeen buuxinayaan khubarada Soomaaliyeed oo aqoon u leh arrintan.

Dhanka IATA Waxaa uga qeyb galay shirka, Luis Arce, oo ah madaxa uruurinta dakhliga Diyaardaha laga qaado, Magdy Reda , Madaxa kharashyada Diyaaradaha laga qaado iyo ,Sidy Gueye, oo ah xiriiriyaha Bariga Africa.

Waxay IATA cusboonaysiisay heshiiskii ay la gashay Dowladdii Kacaanka 1989-kii, oo ahaa in ay Soomaaliya u uruuriso Lacagaha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya.

Heshiiskani wuxuu meesha ka saaray hay’adda ICAO oo IATA u shubi jirtay Lacagaha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya.

Microsoft 70-462 Test Software Are Based On The Real Exam

One of Microsoft 70-462 Test Software my passion for the unit was to encourage everyone to go to college, but nobody was always there Can be admitted, because the temper can not sit down, or the poor can not test home to migrant workers. I said I am not an expert, just being a soldier, only to do their own sub matter only. Even more crucial is if I cut a hit, Microsoft SQL Server 2012 70-462 it is absolutely too late to come back Impossible to have this speed 70-462 Test Software then what do I do I feel the fear really began to rise in my heart, and then spread throughout the body. Ho team jumped Microsoft 70-462 Test Software straight down.I saw that he did not wear a military rank and an armband, nor did he have a chest. Special Forces vanity is not normal, I have already said this, but you probably do not know the diving watch camouflage strap actually have a small dog, right Why vanity Because we have not come easily ah Although you think it is ridiculous, but we can not wait to stab a dog head logo squad leader said almost 10 o clock do not hurry up ah We quickly go all know that time is precious, the captain of a The team members, especially the new players, have never seen Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases a fake, and I really was a special case and later he told me Microsoft 70-462 Test Software it really looked like a small shadow face, a little girl early risen 5 00 so long bus ride Away for so long after getting off so far away from the Panshan Road, but also all the way to go so many sentry point of view I Microsoft 70-462 Test Software was not easy, but, really is a cute little bird girl, can not leave, or too Not like words.

Such a trivial matter, you are said to mysterious.Ocarina absolutely believe that she and Jiacheng are the most kind people in the 70-462 Test Software world today, but they are also the ones who kill most. Xiao Wu puzzled looking at her, Qin child, then, that send what ah.His celos are like singing, godmother sponsor, lucky money reward, enough. According to a date only one hour left.Later, on the 13th suite manager waiter Panlong Villa security inspector, accurately speaking, a tall woman, nine forty into the room, ten half out, she walked all the way to play Microsoft SQL Server 2012 70-462 cell phones, but also grinning It seems to be doing business. But I know that you sacrificed to me and you did not give in to your destiny.You did not go the 70-462 Test Software way of a traditional peasant woman. Take care.This is a list of three days money and details, you give Xiaoqin son.Bye Jia Cheng Microsoft 70-462 Test Software Microsoft 70-462 Test Software did not dare to look at her, I do not know what to say, this is a Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases completely stranger to the crazy woman, got neuropathy, but also not too ill. Obviously the minister is cross, long tone, God bless, I finally put you in a sedan chair.

As Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases a result, both mother and son were burned Microsoft 70-462 Test Software into coke The unidentified mother s body still holds her child tightly in her arms Then I got on the bus and put a quilt on it.Granny hugged me on her lap with a towel over her head. Microsoft 70-462 Test Software I suffer from internal injuries, Microsoft 70-462 Test Software estimates are not heavy, they are still measured sense to start, but it hurts I bit my teeth, arm in the squad went to the infirmary. Microsoft SQL Server 2012 70-462 What is the meaning of my bird My mother said to me, Mom, a Pakistani 70-462 Test Software boy, give me a good look.

Exit mobile version