Ku dhawaad 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax ka dhacay Muqdisho Mall oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 10 ruux.