Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO:-Maleeshiyaad la wareegay deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag

Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan inay la wareegeen maleeshiyo beeleed ka amar qaata Maamulka Puntland, kadib dagaalka ka dhacay deegaankaas.

Maleeshiyaad farabadan oo qaarkood wata Gaadiidka nooca Xamuulka qaada ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay gaareen deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,halkaas oo dhawaan ay ku dagaalameen Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland.

Wasiirka Wasaaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa dhawaan tegay deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,hayeeshee waxaa dagaal kala hortegay Ciidamo ka tirsan Soomaaliland,taas oo keentay in maleeshiyaad hubeysan ay deegaankaas tagaan.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay ku waramayaan in maleeshiyaad wata hubka noocyadiisa kala duwan ay magaalada soo galeen,iyaga oo fariisimo ka sameysay gudaha deegaanka iyo duleedka,hayeeshee aysan wax dhibhaato ah u geysan dadka Shacabka ah.

deegaanka Damalla-xaragge ayaa waxaa uu ka mid yahay deegaanada muhiimka u ah labada Maamul ee Puntland iyo Soomaaliland oo weli xiisad u dhaxeysa ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.

Most Reliable 70-346 Study Material For Microsoft Office 365

Out of 70-346 Study Material the notary office, Lu Yue and Tianchi were very loyal to Microsoft Office 365 70-346 each Microsoft 70-346 Study Material other. After Managing Office 365 Identities and Requirements the Microsoft 70-346 Study Material 70-346 Study Material introduction, I know that these men are all Microsoft 70-346 Study Material the gods Microsoft 70-346 Study Material in Hainan who have real power. I will take Xiaoqing out and go.

Why did the woman die No matter why, people just want to die. Although 70-346 Study Material it was established in the past two years, it is ineffective. Not long after graduating from college, I Microsoft 70-346 Study Material was eager Microsoft 70-346 Study Material to fight on the official career. Everyone from the Shangjili Group knows that time is precious, everyone is fighting hard, but the evening is coming. Three hanging firecrackers rang a short Managing Office 365 Identities and Requirements time, attracting a group Microsoft 70-346 Study Material of people Microsoft 70-346 Study Material watching the fun. Ann cut off the words of Shang Tian, I mean, can you not see her in the Microsoft Office 365 70-346 future Okay, I promised Shang Tian was flustered.

It s http://www.testkingdump.com/70-346.html me. Erhiko raises his hand. In the following Managing Office 365 Identities and Requirements twenty years, they constantly update their technical means, and the people s Microsoft Office 365 70-346 awareness of prevention is 70-346 Study Material getting stronger Microsoft 70-346 Study Material and stronger. You can t take me away Then you still have to Don t want to say, we can only do this. I go to my girl s house to sleep. When someone makes a way, he dares to play. At the beginning of 2000, he did not know how Microsoft 70-346 Study Material to contract Microsoft 70-346 Study Material several small mines around the city with the way of scaring and buying.

Exit mobile version