Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo shir ka furey Magalada Garoowe

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay shirka kalluumaysatada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb-galeen Wasiirada Wasaaraddaha Kaluumaysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS.

Shirkan oo ay maal galiyeen Ganacsato reer Puntland ah ayaa waxaa lagu dhiiri galinayey ganacsiga kalluumaysiga iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed, maadaama Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer Africa loona baahan yahay in laga faa’iideysto khayraadka ku jira.

Madaxweynaha Puntland oo munaasabadda khudbad muhiim ah ka jeediyey ayaa ganacsatada Puntland ku dhiiri galiyey horumarkan ay ka sameeyeen Kalluumaysiga iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda.

“Runtii sharaf wayn bay Puntland u tahay, shirkaan noocaan oo kale ah inuu qabsoomo, maxaa yeelay waa iftiin horleh oo dadka Soomaaliyeed uga gudbayaan marxaladdii ku dul noolaanshaha dadka kale oo ay u gudbayaan inay iyagu la soo baxaan noloshooda, horumarkooda ganacsi ka shaqeeyaan, mustaqbalkooda ay iftiimiyaan”. ayuu yiri Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Deni.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadlayay ganacsatada oo shirkaan door muhiim ah ku lahaa qabsoomiddiisa ayaa ku ammaanay habkay isu taageerayaan, waxaa uu sheegay in horumarkoodu uu ku jiro hadba siday isu gacan-qabtaan, taas oo guud ahaan ganacsigoodu ku xiran yahay, isagoona Madaxweynuhu caddeeyay in dawladdu ay doorkeeda qaadaynayso, isla markaana ay diyaarinayso shuruucda iyo waxkasta oo lagu horumarin karo noocyada kala duwan ee ganacsiga.

EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF

312-50 Dumps PDF He will handle the organ, or say, tomorrow. EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF I don t know what this man thinks, and the female companion 312-50 Dumps PDF knows that this Certified Ethical Hacker 312-50 thing Ethical Hacker Certified is a smile. Xiaoqing continued to cry It EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF s not a dream, it s true, my mother EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF is sick again.

Dongbatian was the line to be EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF dismantled with Hu Shiling. Dressed so well, he still has an authentic Northeastern. Of course, Chen Baige was originally a good show for Certified Ethical Hacker 312-50 everyone, but this is a good Ethical Hacker Certified show in the catastrophe of the past few years. Pillar Zhou Meng twitched and took the notebook and the money bag, and the tears fell and fell to the 312-50 Dumps PDF ground. After Zhang Yizhen and Yang Fan went home with 312-50 Dumps PDF a gun, Feng Erzi went directly to Zhou Meng s dormitory. The people who EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF did not chase the chess stalls, Feng Xiao escaped.

That morning she took a EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF bowl of dry noodles from the stove edge, to the hands of customers will go back. Out of frustration, Xiao Qinzi behaved like a sole representative of the groom s family, but did not dare look down upon the noble guests. When the director looked calm, he said to the other three, you go back and I will say something separately EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF to the director. He stood for a long time do not want to leave, the painting of the models and models have been vague, Dunchang exhibition room soar filled with fog, filled with http://www.testkingdump.com perplexity, but also seemed to have 312-50 Dumps PDF a EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF few bright auspicious clouds transmitted through bathing him, Wash him, as if into the mesmerizing hypnosis. To do as I say, to me, EC-COUNCIL 312-50 Dumps PDF to you, Ethical Hacker Certified to him, and to Certified Ethical Hacker 312-50 your unforgettable goodness, are all good.

Exit mobile version