Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO: Halka lagu qabanaayo Shirka Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda

Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada dalka oo saacadaha soo socda shir uga  furmi doona Garowe Gaar ahaan Hoolka Shirarka Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa wali kuguda jira qaban qaabada goobta uu shirku ka dhacayo iyadoo la filaayo in ay madaxada Maamul Goboleedyadu gaaraan Caasimadda Puntland ee Garoowe

Exit mobile version