Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Saddex Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Puntland oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Gaas oo ka hadlay

Saddex Sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa ku geeriyootay shil ka dhacay Gobolka Nugaal, kadib markii gaarigii ay saarnaayeen Saraakiisha uu galay shil xoogan.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Sarkaaladaasi.

 

Exit mobile version