Rasaas xoogan ayaa ka socoto inta u dhaxeysa Hoteelka SYL iyo sidoo kale Madaxtooyadda Qaranka.
Hub Culus ayaa laga maqlaya goobta rasaasta ay ka socoto.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Cidda uu ku dagaallameysaa agagaasi oo ah Mid si weyn loo adkeeyo Ammaankeeda.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net
