Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Wariye C/Qaadir Maxamed Nadaara.
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay Xil Cusub