Site icon Radio Risaala: Somali News Online

R/wasaare Xamsa oo maanta mashaariic dhowr ah ka dhagax dhigay Laascaanood.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.
Ra’iisul Wasaaraha, oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.
Mashaariicda la dhagax-dhigay ayaa kala ah:-
. -.
. , .
. -.
. .
. .
. -.
. ().
8. -( ).
Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doonna adeegyada muhiimkq qh ee dowladda, isagoo ballan-qaaday in mashaariic kale oo badanna dowladdu keeni doonto musqablka.
Exit mobile version