Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Wadajir

A Somali man watches the damage caused at the scene where a car exploded in the Madina district of Mogadishu, Somalia May 17, 2017. REUTERS/Feisal Omar

Nin maskaxda looga jiro oo ku cayaarayay Bambo ayaa goor dhow waxa ay kula qaraxday Aargada degmada Wadajir, isaga oo keliya ayaa ku geeryooday.

Dadka degaanka ayaa Risaala u xaqiijiyay in ninkaasi maanta oo dhan oo uu watay Bambada , islamarkaana la mooday waxyaabo uu ku cayaarayo.

Mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka degmada Wadajir oo goobta gaaray ayaa xaqiijiyay in Qaraxaasi uu ku dhintay ninkaasi oo kaliya.

 

Exit mobile version